radio

MANCHESTER UNITED OO SII RASMI AH ULA WAREEGTAY CIYAAR YAHANKA KOOXDA WIGAN EE ANTONIO VALENCIA (Daawo Sawiro)

July 1st, 2009

BetUS Sportsbook
Join the leaders in online betting at BetUS.com sportsbook offering most attractive bonuses for sports bettors. Join BetUS.com today and start betting!

Ciyaar yahanka Antonio Valencia ayaa ku soo biiray kooxda Manchester Unied isaga oo u bedeli doona booskii u baneyey ciyaar yahanka Reer Portugal ee Christiano RonaldoRIIX

Valancia

Ciyaar yahan Antonio Valencia ayaa u saxiixay Manchester United heshiis muddo Afar sanno ah, Kooxda United ma sheegin qiimaha aay kula soo wareegtay

Antionio Valencia Ayaa Yiri ”Waxan ku soo biiray Manchester United Taasi waa Rayi ii Rumowday Aniga, Waxan aad uga faraxsan ahay inaan ku soo biiro kooxda Manchester United oo ka mid ah kooxaha ugu waweyn dunida uguna tariikhda wanaagsan”

Valancia2

”Waxan ka dhex ciyaari doona 76,000 oo taageero ah taasi waa wax yaab leh dhabti, waxan kale oo ka dhinac ciyaari doona Ryan Giggs, Wayne Rooney Iyo Rio Ferdinand, Ruuntii waxan suugi la’ahay Goorta u bilaaban doono Horyaalka Ama aan ku ciyaari doono funanada Manchester United”

Haddaba ciyaar yahanka Antionio Valencia waxa u dhashay magaalada Logo Agrio Ee dalka Ecuadir, Sanadkii 4/8/1985, waxana uu markii ugu horreysay sanadkii 2003 ku soo biiray Kooxda Club Nacional isaga oo kooxda u dhaliyey 20 Gool

Sanadkii 2005 Ayuu ciyaar yahanku waxa uu ku soo biiray kooxda Villarreal ee dalka Spain, balse ciyaar Antonio Valencia ma helin fursad uu kooxda kaga soo shaac baxo waxana u isla waqtiga sii deyn ah ugu baqoolay kooxda Recreativo Huelva, isaga oo kooxda u ciyaaray muddo hal sanno ah oo u deyn ugu ciyaaray

Tababar Paul Jewell oo tabaabare u aha kooxda Wigan ayaa ciyaar yahanka sanadkii 2007 ku soo biiriyey kooxda Wigan ee dalka Ingiriiska isga oo kooxda u saftay 83 ciyaar waxana u dhaliyey 7 gool

Dhanka kale Xulka qaranka Ecuador ayuu ciyaar yahanku waxa uu u saftay 34 Ciyaar, waxana u dhaliyey 4 Gool oo qura

Antonio Valencia ayaa lagu woda inu xirto Lambarkii ciyaar yahankii kooxda United isaga tagay ee Christiano Ronaldo

 

Yusuf Cali ContactYusufcali@hotmail.co.uk

Entry Filed under: Sports

Leave a Comment

Required

Required, hidden



Some HTML allowed:
<a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <code> <em> <i> <strike> <strong>

Trackback this post  |  Subscribe to the comments via RSS Feed


Search

Latest Posts

Calendar

March 2010
M T W T F S S
« Feb    
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  

Posts by Month


Most Recent Posts

Posts by Category

Syndication