BARCELONA OO WEERARYAHAN KA KEENSATAY BRAZIL IYO REAL MADRID OO CIYAARYAHAN LA SOO WAREEGTAY
July 24th, 2009
Join the leaders in online betting at BetUS.com sportsbook offering most attractive bonuses for sports bettors. Join BetUS.com today and start betting!

Naadiga Barcelona ayaa waxey ku dhawaaqday inay la soo saxiixatay Xiidiga lagu magacaabo Keirrison iyadoona kala soo wareegtay Naadiga Horyaalka Brazil ciyaarta Ee Palmeiras isagoona Xiddiga Da,da yar saxiixi doono 5 sano oo heshiis ka dib markii uu maanta maro tijabada caafimaad.
weeraryahanka 20 sano jirka ah ayaa qamiistii imaaday Magaalada Catalania waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu tijaabada caafimaad maro.
Tababarha Naadiga Barcelona Pep Guardiola ayaa waxuu sheegay in xiddigan uu liiska ugu jirin Xilli ciyaareedka cusub Ee 2009/2010 isagoona sheegay inay amaah ku siin doonaan Naadi kale oo yurub ka dhisan si buu yiri uu qibrad ku filan u soo helo.
” Waa weeraryahan aad u da,yar marka waa inuu helaa qibrad ku filan” the boss told Barca’s official website
isagoo intaas ku daray” wey adagtahay in la helo a goalscorer,Naadigase ayaa go,aansaday in lala soo saxiixdoo laakiin Xillika cusub amaah baa ku diri doonaa”
Si kastaba ha ahaatee Xiddigan Keirrison ayaa laf ahaantiisa aqbalay inuu Amaah ku aado naadi kale isagoona markii ugu horeesay uu yurub ka ciyaaro uu Barc maaliyadeeda xiran doonin laakiin waxuu aaminsanyahay inuu noqon doono Xiddiga Mustabalka Ee Barcelona.
@ Naadiga Real Madrid ayaa waxey Webkeeda ku shaacisay inay la soo wareegtay Xiddigoodii hore Ee STeban Granero iyadoo kala soo wareegtay Naadiga Getafe ka dib wada hadalo dheer oo ay labada naadi yeesheen.
Naadiga Real ayaa waxey Xiddigan 22-year-old ku soo ceshatay lacag gaareysa €4 million isagoona Granero aqbalay inuu saxiixo Heshiis afar sano ah waxaana la fila isla maanta inuu tababrka la bilaabo Naadiga Real.
Speaking to Spanish radio programmes ‘El Larguero’ and ‘El Mirador’ after the completion of the deal, Granero said
, ” maanta aad ayaan u faraxsanahay wax walbne si dhaqse leh bay ku dhaceyn , because there wasn’t much to negotiate.aniga ayaa rabay inaan laabto. I wanted to return and there have been no problems.”
Haddaba Naadiga Real ayaa waxey isbuucan soo socdo fileysaa inay soo gabo gabeyso heshiska dhawaanaha soo jiitamayey Ee Xavi Alonso iyadoo aad ugu rajo weyn
Entry Filed under: Sports


Leave a Comment
Some HTML allowed:
<a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <code> <em> <i> <strike> <strong>
Trackback this post | Subscribe to the comments via RSS Feed